Shir looga hadlaayay Qorshaha Xalka waara Oo Magaalada Baydhabo lagu Dahfuray.

0
182

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Barnaamijkan ayaa sare u qaadaya xirfadaha iyo dhaqaalaha Barakacayaasha , isla markaasna xoojinaya waajibaadka Dowladda Hoose ee Baydhabo . Barnaamijkan ayaa qayb ka ah Barnaamij laga fulinayo Dalalka Uganda, Kenya, Ethiopia iyo Soomaaliya oo ay kujiraan Bosaaso iyo Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here