Shir Looga Hadlaayay Qorshaha Kor u qaadida Nolosha Barakacayaasha Oo Lagu Qabtay Dhuusamareeb.

0
65

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wefdigaan ka socday Qaramada Midobay ayaa waxaa uu kulan la qaatay Maamulada degmoyinka Galmudug iyo bulshada magaalada Dhusamareeb.

kulanka ayaa waxaa looga hadlay sidii wax looga qaban lahaa nolosha dadka barakacyaasha ah, Waxaana soo qaban qaabisay wasaaradda qorshaynta ayadoona qeyb ay ka ahayeen wasaaradaha kale ee Galmudug.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera