Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kulankaan Looga hadlayay Hormarinta Deegaanka Oo Ka dhacay Magaalada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bokool ayaa ka soo qeyb galay Maamulka Gobolka Iyo Kan Degmada Xudur iyo qaar kamid ah Wasaaradaha KG iyo Dowlada Federaalka Somaliya u qaabilsan Hormarinta Bulshada iyo Arimaha Deegaanka,Sida Biyaha Caafimaadka Iyo Maaliyada iyo Madax Ka socotay Hey’adaha Taageera Dowladnimada Somaliya.
Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamednor Warcade