Shir Looga Hadlaayay Amniga Barakacayaasha Oo Lagu Qabtay Garoowe.

0
44

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal Taliyaha Howlgalinta Madaxa Amniga Dowlada Hoose Garoowe Gudoomiyaasha Kamaamka Barakacayaasha Magaalada Garoowe.

Waxyaabaha kulanka looga hadlaayey ayaa waxaa kamid ah dardar galinta Amniga Barakacayaasha Garowe intii uu socdey waxa diirada lagu saaray sidii kor loogu qaadi lahaa wadashaqaynta Bulshada Barakacayaasha iyo Laamaha Amniga, loogana hortagi lahaa waxkasta oo lidi ku Amniga Dadka Barakacayaasha ah

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here