Shir looga hadlaayey latacaalida Saameynta Isbedelka Cimilada Oo ka dhacay Baydhabo

0
53

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Shirka Daahfurka Tiirka Isbadalka Cimilada oo ay soo abaabushay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada KGS, ayna ka soo qeybgaleen Wasaaradaha Qorsheynta, Gargaarka iyo Maareyta Masiibooyinka, Caafimaadka, Biyaha, Waxbarashada, Batroolka,Beeraha, Ganacsiga, Gudoomiyaha Gobolka Bay iyo ku xigeenka Degmada Baydhabo ayaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

Shirka waxaa lagu daahfuray Tiirka isbedelka Cimilada iyo sidii Wasaaradaha dhexdooda ay u xoojin lahaayen wada shaqayta ku aadan sidii loola tacaali lahaa saamaynta Isbedelka Cimilada ay keento.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here