Shir Looga Arinsanayey Diyaarinta Buug Lagu Tababari Doono Odayaasha Ka Shaqeeya Xarunta Xalinta Khilaafaadka Dadban Oo Lasoo Gabagabeeyey.

0
354

Kulankaan oo socoday sedax maalin oo la soo gaba-gabeeyay ayaa ahaa kulan wada- tashi ah oo looga wada arinsanayay qorista Buug gacmeedka lo diyaarinaaye howl-gelinta nidaamka habka dadban ee xalinta khilaafadka fidinta adeega cadaaladda iyo doorka odayaasha, iyo haweenka ka shaqeeyo xarumaha xalinta khilaafaadka ee fududeesay (UN WOMEN ) oo wasaarada cadaaladda ka kaalmeyso waaxda jinsiga.

Warkan Waxaa Inoo Haysa Maryen Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here