Shir Lagu heshiisiinayo beelo walaalo ah Oo Warshekh ka furmay

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Degmada Warsheikh ee gobolka Shabeellaha dhexe Xasan Xaaji Axmad ayaa waxaa uu furay shir lagu heshiisiinayo beelo walaalo ah.

Gudoomiyaha xasan ayaa ugu horeyn ka warbixiyay heerkii uu soomareey shirkan lagu heshiisiinayo beelo walaalo ah waxaa uu gudoomiyuhuu sheegay in guddi maamulka Hirshabeelle ugu xilsaaran dib u heshiisiinta beelo walaalo ah oo u magacaabay arintaasi ay soo wadeyn.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here