Shir ku saabsan wax ka qabashada xaaladaha Caafimaad ka dhashay daadadka Oo Muqdisho ka dhacay

0
92

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Barnaamijky Maalymooghy Beheng Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Eethyng GeeseyGuddomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa Guddoomiyey kulan gaar ah oo ka qabsoomay xarunta dhexe ee SoDMA kaas oo u dhaxeeyay hay’adda SoDMA iyo Machadka Caafimaadka Qaranka oo uu hoggaaminayey Agaasimaha guud ee Machadkaas Dr Xuseen Abuukar Muxuddiin.

Kulankan ayaa looga hadlay xaaladda bani’aadannimo iyo tan Cafimaad ee ka dhalatay fatahaadaha cimilada ElNino, xoojinta dedaallada samata-bixinta iyo sidii dhinacyadu isaga kaashan lahaayeen ka jawaabista khataraha iyo u gurmashada dadka nugul, iyo wadaagista xoogaha Cafimaadka iyo xoojinta wada shaqeeynta labada dhinac.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here