Shir ku Saabsan Soo gudbinta Cabashooyinka ka yimaada Bulshada Oo Baydhabo Ka Furmey

0
44

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkaan ayaa soo qaban qaabisay Wasaarada Maaliyada KGS ayaa waxaa loogu doodayaa Soo gudbinta Cabashooyinka ka imaanaya Shaqaalaha Dowladda iyo Bulshada si xal loogu helo dhibaatooyinka ay la kulmaan xiliyada shaqa doonka yihiin iyo marka ay helaanba.

Shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada,shaqaalo ka tirsan Dowlada, Bulshada kuwooda la midab takooro si ay halkaasi uga soo bandhigaan dhibaatada shaqooyinka ka heysata.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here