Shir ku saabsan qorsheynta Dib-u heshiinta Oo lagu qabtey Baydhabo.

0
129

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan ayaa waxaa lagu baran doono Qorsheynta nabadeenta, dib-u heshiisiinta iyo khibrad wadaaga oo ku aadan casharadii laga soo bartay qorshayaashii horey loo soo sameeyay oo ahaa qorshaha hormarinta KG, qorshaha dib u heshiisiinta qaranka iyo midka xasilinta. Kaasi oo socon doono mudo Shan maalmood ah.

Shirkan waxaa ka qeybgalaya xubno ka socday , Wasaaradda Ariimaha gudaha federaalka,Xafiiska Madaxtoyada KG, dhamaan dowlad Goboleedyda dalka, Hay’adaha bah-wadaagta la ah wasaaraada Arrimaha gudaha.iyo urarada Bulshada Rayidka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here