Shir ku saabsan Qiimaynta Khasaarihii ka dhashay Fatahaadihii iyo Daadadkii El-Niño Oo ka Furmey Muqdisho

0
100

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shir lagu soo bandhigayo warbixin dhammaystiran oo ku saabsan qiimaynta khasaarahii ka dhashay Fatahaadihii iyo Daadadkii El-Niño ee Sanadkii hore.

Shirkaan waxaa soo agaasintay DFS, waxaana ka qeybgalaya Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Tamarta,Xanaanada Xoolaha, Qorsheynta, Wasiiru dowlayasha Waxbarashada, Beeraha, iyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka, Sidoo kale shirkaan waxaa qeyb ka ah Safiiro, wakiilo ka socda Qaramada Midoobey, Bankiga lacagta adduunka iyo Midowga Yurub.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here