Shir Ku saabsan kobaca dhaqaalaha oo ka furmay Hargeysa

0
111

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta Soomaliland ayaa magaalada Hargeysa ka daahfuray shirkan oo looga hadalayay kobaca dhaqaalaha Soomaliland.

Shirka ayaa waxaa goobjoog ahaa masuuliyiin kasocotay wasaaradaha Soomaliland madax kasocotay Bangiyada Soomaliland iyo quburo dhinaca dhaqaalaha ah.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here