Shir ku saabsan Ilaalinta Bulshada Oo Baydhabo ka dhacay.

0
37

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa lagu Daah-furey Shir ku saabsanaa ilaalinta Bulshada Koonfur Galbeed, kaas oo uu furey Wasiirka Wasaraadda Shaqalaha iyo Arrimaha Bulshada Koonfur Galbeed Abdulkadir Omar Abdullahi Baasto.

Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay shaqaalaha Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Qorsheynta, Haweenka, Caafimaadka, Waxbarashada, Dhalinyaradda Shaqaalaha Degmada Baydhabo iyo Hay’adaha ka shaqeeya ilaalinta Bulshada.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here