Shir ku saabsan Horumarinta Biyaha KG Oo ka dhacay Magaalada Baydhabo

0
26

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan oo ay isugu yimaadeen Madaxda Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha KG, Wash Cluster Somalia iyo Hey’adaha Mashruuca SHF Qeybta Wash-ka ka fulinaya deegaanada KGS,waxaana looga hadlay inta uu socdey dar dargelinta iyo isla xisaabtanka Shaqada socota iyo Mashaariicda kala duwan ee laga wado Deeganada iyo Xoojinta Xiriirka wada shaqeyneed ee labada dhinac.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here