Shir ku Saabsan Arrimaha Fayadhowrka iyo Nadaafada Soomaaliya Oo Baydhabo Ka Furmey.

0
142

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shirka Arrimaha Fayadhowrka iyo Nadaafada Soomaaliya ayaa mid ay ka shiraan Wasaaradaha Caafimaadkii Seddax dii bilood Mar, kaasi oo si guud ah looga hadlo Arrimaha caafimaadka guulaha laga gaaray iyo waxyabah la sameynayo Bilaha Xiiga.

Madaxda Xafiisyada Arrimaha Fayadhowrka Deegaanada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Federaalka ayaa si wadajir ah waxay uga hadleen Arrimaha Fayadhowrka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here