Shir Cilmiyeedka Siyaasada dhaqaalaha dalka Oo ka Furmey Muqdisho.

0
58

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shir cilmiyeedka labaad ee siyaasadda dhaqaalaha Bangiga Dhexe ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho Kaasi oo ay ka soo qeybgalay Bankgiyada dalka iyo daneeyaasha Arimaha Hormarinta dhaqaalaha Soomaaliya

Guddoomiyaha Bangiga Dhexe Cabdiraxmaan Maxamed oo ka hadley Shir cilmiyeedka labaad ee siyaasadda dhaqaalaha Bangiga Dhexe ayaa sheegey Haddii aanu jirin amni suganin aan la heli Karin hormar dhaqaale

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here