Shaxda Uu Antonio Conte Ku Ciyaari Doono Kadib Markii Uu Tottenham Tababare U Noqday Kooxda.

0
244

Kooxda Tottenham ayaa tababare u magacawday Antonio Conet kaas oo shaqada ka badalay Nuno Espirito Santo,

Tottenham ayaa shaqada ka caydhisay Nuno Espirito Santo kadib markii ay kooxdu natiijooyin xun soo bandhigtay xilli ciyaareedkan.

Nuno Espirito Santo ayaa kaliya hogaamiyay Tottenham 17 kulan tartamada oo dhan iyada oo kooxdu ku jirto kaalinta 8-aad ee kala saraynta.

Conte ayaa u baahnaan doona wakhti iyo lacag si uu u dhiso kooxda Tottenham laakiin Taageerayaasha ayaa haatanba wax weyn ka filaya tababarihii hore ee Chelsea.

Hadaba waxa la soo bandhigay shaxda uu Conte ku hogaamin karo Tottenham kadib markii uu noqday tababaraha kooxda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here