Shaxda Ugu Fiican Wareegii 16-ka Euro 2024 Oo La Soo Saaray.

0
13

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxa la soo afjaray wareega 16-ka tartanka Euro 2024 oo meel xiiso leh maraya.

8 Xul ayaa u gudbay wareega xiga ee tartanka halka 8 xul oo kalena ka hadheen tartanka.

Intii uu socday wareega 16-ka euro waxa jira xiddigo qaab ciyaareed cajiib ah oo bandhigay.

Kadib dhamaadkii wareega 6-ka waxa la soo saaray shax laga sameeyay xiddigaha ugu fiicna.

Xulka Portugal ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 3 xiddig.

Xululka Switzerland Iyo Spain ayaa shaxda ku leh min 2 xiddig.

Xulalka Germany, Turkey Iyo Netherlands ayaa shaxda ku leh dhinacooda min hal xiddig.

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here