Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier Legaue Oo La Soo Saaray.

0
100

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxa la soo afjaray todobaad kale oo premier League ah iyad aoo kooxaha kala duwan soo bandhigeen qaab ciyaareed cajiib ah.

Kooxaha Chelsea, Arsenal iyo Tottenham ayaa dhamaantood gaadhay guulo muhiim ah todobaadkan.

Dhinaca kale kooxaha Man United, Liverpool iyo Man City ayaa bar-baro galay kulamadii ay ciyaareen.

Kadib dhamaadka kulamada waxa la soo saaray shaxda ugu fiican todobaadka premier League.

Kooxaha Newcastle, Everton, West Ham iyo Tottenham ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh min 2 xiddig.

Kooxaha chelsea, Man United, Crystal Palace ayaa shaxda ku leh min hal xiddig kadib natiijooyinkii ay heleen.

PL TOTW GW17

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here