Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League Oo La Soo Saaray.

0
61

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxa la soo afjaray kulamadii 18-aad ee tartanka Premier League kadib kulamo xiiso leh oo la ciyaaray.

Kooxaha Arsenal iyo Liverpool ayaa ku heshiiyay bar-baro 1/1 ah iyaga oo ku fashilmay in ay dhibcaha kala qaataan.

Dhinaca kale Man United ayaa guuldaro kala kulantay kooxda West Ham kulan dhinac kaliya ahaa oo laga fiicnaa United.

Chelsea ayaa sidoo kale guuldaro kala kulantay kooxda Wolves kulan Blues la kulantay guuldaradii 8-aad oo xidhiidh ah.

Kadib kulamada la soo saaray shaxda ugu fiican todobaadka premier League kadib todobaadkii 18-aad.

Kooxda Liverpool ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 3 xiddig kadib bar-barihii Arsenal.

Kooxaha West Ham, Burnley ayaa shaxda ku leh shaxda min 2 xiddig halka ay Bourenmouth shaxda ku leedahay hal xiddig.

Garth's team of the week

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here