Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League Oo La Soo Saaray.

0
104

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxa la soo afjaray wareegii 12-aad ee horyaalka premier League iyada oo la ciyaaray kulamo xiiso leh.

Waxa la soo afjaray kulamadii 12-aad ee horyaalka premier League iyada oo ay xiddigo badan soo bandhigeen qaab ciyaareed cajiib ah.

Kooxaha Liverpool, Arsenal, Man United ayaa guulo gaadhay kulamadii ay ciyaareen horyaalka premier League.

Kooxdah Tottenham ayaa guuldaradii 2-aad oo xidhiidh ah la kulantay hlka ay Man City iyo chelsea ku kala bexeen bar-baro.

Waxa jira xiddigo badan oo qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay kulamadii la ciyaaray horyaalka prmeier League todobaadkan.

Kooxaha Everton iyo Liverpool ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh min 2 xiddig.

Kooxaha Man United, Chelsea, Arsenal, Aston Villa, West Ham iyo Bournemouth ayaa shaxda ku leh min hal xidig.

Garth Crooks' latest Team of the Week

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here