Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League Oo La Soo Saaray

0
85

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxa la soo afjaray todobaadkii 10-aad ee horyaalka premier League iyada la ciyaaray kulamo badan oo xiiso leh.

Kooxaha Man City, Arsenal iyo Liverpool ayaa dhamaantood wada badiyay kulamo xiiso leh-na la ciyaaray.

Kooxaha Man United iyo chelsea ayaa ku dhibaatooday kulamadii ay ciyaareen horyaalka premier Leageu.

Tottenham ayaa sii wadata hogaaminta horyaalka premier League iyaga oo gaadhay guul kale oo muhiim ah.

Kadib kulamadii la ciyaaray waxa la soo saaray shaxda ugu fiican todobaadka horyaalka premier League.

Kooxda Man City oo garaacday Man United ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 4 xiddig.

Kooxaha Brentford, Tottenham, Everton, Bournemouth, Fulham, Arsenal iyo Liverpool ayaa shaxda ku leh min hal xiddig.

Premier League

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here