Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League Oo La Soo Saaray.

0
115

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxa la soo afjaray todobaad xiiso leh oo horyaalka premier League ah kuwaas oo lagu raaxaystay.

Kooxda chelesea ayaa ugu dambayn guul ka gaadhay premier League iyaga oo garaacay kooxda Luton Town.

Man United United ayaa dhinaceeda guul soo laabasho leh ka gaadhay Nottingham Forest kadib markii 2 gool looga hor maray.

Arsenal ayaa bar-baro niyad jab leh la gashay kooxda Fulham kulan ay kooxda Fulham 10 xiddig ahayd.

Man City ayaa dhinaceeda ka badbaaday bar-baro kadib markii ay daqiiqadihii ugu dambeeyay ka badisay Sheffield United.

Liverpool oo 10 xiddig ah ayaa dhinaceeda guul qaali ah oo soo laabasho leh ka gaadhay kooxda Newcastle.

Kadib kulamada la ciyaaray waxa la soo shaxda ugu fiican todobaadka horyaalka premier League.

Kooxda Liverpool ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 3 xiddig halk ay Man United ku leedahay 2 xiddig.

Kooxaha Aston Villa, Crystal Palace, Fulham, Tottenham chelsea iyo Man City ayaa shaxda ku leh min hal xiddig.

Garth Crooks' team of the week

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here