Shaxda Ugu Fiican Qaarada Africa Sanadkii 2020 Oo La Soo Saaray.

0
310

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxa la soo saaray Shaxda ugu fiican xiddigaha Qaarada Africa Sanadka 2020 kadib markii la soo afjaray sanadkaas oo ahaa mid aad ugu adag kubada cagta.

Globe Soccer ayaa soo saartay shaxda ugu fiican qaarada Africa iyaga oo soo xushay xiddigaha qaab ciyaareeddka fiican soo bandhigay sanadkii dhamaaday.

Shaxda ka soo muuqday xiddigaha premier League kadib markii ay soo xusheen xiddigaha Salah, Mane, Mahrez, Ziyech, Matip, Mendy iyo Partey.

Xiddigaha Serie A-da ee Kessie, Koulibaly iyo Hakimi ayaa sidoo kale ka soo muuqday shaxda ugu fiican qaarada Africa sanadkii 2020.

تشكيل افريقيا عام 2020 من جلوب سوكر

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here