Shaxda Laga Yaabo In Ay Chelsea Kaga Hor Tagto Morecambe

0
371

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Chelsea ayay ka go’antahay in ay ku soo laabtaan wadada guulaha marka ay marti galinayaan kooxda Morecambe kulan ka tirsan wareega 3-aad ee FA Cup-ka.

Blues ayaa kaliya hal kulan badisay 7-dii kulan ee ugu dambaysay tartamada oo dhan iyaga oo guuldaro 3/1 ah kala kulmay Man City kulankii ugu dambeeyay.

Si kasta ha ahaatee Lampard ayaa u arka fursad fiican in ay kooxdiisu ka jawaabto natiijooyinkaas kulanka Morecambe ee FA Cup-ka.

Lampard ayaa la filayaa in uu is badal weyn ku sameeyo shaxdiisa waliba ciyaarsiiyo xiddigaha aan sida joogtada ah ugu ciyaarin kooxda.

POSS CHE XI vs. MOR 2

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here