Shaxda Laga Yaabo In Ay Barcelona Kaga Hor Tagto Atletico Madrid.

0
320

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kooxda Barcelona ayay kulanka caawa ka maqnaan doonaan xiddigo badan oo muhiim ah marka ay marti u noqon doonto kooxda Atletico Madrid kulan ka tirsan La Liga.

Koeman ayaa sidoo kale kulankan tababare u noqon doona midkii ugu dambeeyay maadama uu shaqadiisa waayi karo labada todobaad ee lagu jiro fasaxa xulalka ee bishan.

Barcelona ayaa u baahan guul muhiim ah hadii ay doonayso in ay ka soo kabsato ceebtii ka soo gaadhay kulankii Benfica ee champions League iyo hadii ay doonayso in ayna ka fogaan kaalmaha hore.

Laakiin kooxda ayay dhaawac uga amqnaan donaan xiddigaha Ousmane Dembele, Sergio Aguero, Pedri & Martin Braithwaite kuwaas oo ku seegi doona kulanka dhaawacyo kala duwan.

Shaxda laga yaabo in ay Barcelona kaga hor tagto Atletico Madrid:

Ter Stegen; Dest, Pique, Araujo, Alba; F de Jong, Busquets, Roberto; Memphis, L de Jong, Coutinho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here