Shaxda Laga Yaabo In Ay Arsenal Kaga Hor Tagto Brentford

0
298

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Arsenal ayaa ka hor kulanka Tottenham ku hubaysan koox taam ah iyada oo Mikel Arteta xaqiijiyay in uuna ka wal-walayn taam ahaanshaha xiddigaha ugu muhiimsan kooxdiisa.

Gunners ayaa maanta 6:30 marti galin doonta kooxda ay xafiiltamaan ee Tottenham iyaga oo isha ku haya guushoodii 3-aad oo xidhiidh ah horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Kooxda Arteta ayaa dib u helaya xiddiga Granit Xhaka kaas oo ka soo laabtay kaadh cas waxana uu diyaar u yahay in uu ku bilowdo shaxda kooxdiisa kulankan.

Dhanka kale Goolhaye Ramsdale ayaa sii wadan doona ilaalinta goolka Arsenal kadib markii uu booska ka xalaaleeyay Goolhaye Leno kadib qaab ciyaareed cajiib ah oo uu soo bandhigay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here