Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Chelsea Vs Tottenham Ka Hor Kulankooda Axada.

0
418
Tottenham Hotspur's Harry Kane (centre) and Chelsea's Antonio Rudiger (right) and Chelsea's N'Golo Kante (left) in action during the Premier League match at Tottenham Hotspur Stadium, London. PA Photo. Picture date: Sunday December 22, 2019. See PA story SOCCER Tottenham. Photo credit should read: Nick Potts/PA Wire. RESTRICTIONS: EDITORIAL USE ONLY No use with unauthorised audio, video, data, fixture lists, club/league logos or "live" services. Online in-match use limited to 120 images, no video emulation. No use in betting, games or single club/league/player publications.

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kooxaha kaalmaha ugu sareeya ku jira ee Chelsea iyo Tottenham ayaa isaga hor iman doona kulan adag oo premier League ah maalinta Axada.

Hogaamiyayaasha horyaalka ee Tottenham ayaa la ciyaari doona kooxda kaalinta 3-aad ku jirta ee chelsea kulan ka tirsan todobaadkii 10-aad ee horyaalka premier League.

Labada kooxood ayaa ku jira qaab ciyaareed cajiib ah xilli ciyaareedkan waxana ay ka mid yihiin kooxaha ugu cad-cad ee ku guulaysiga horyaalka.

Labada kooxood ayaa ku hubaysan xiddigaha ugu fiican premeir Leageu ilaa haatan iyaga haysta xiddigo wacdaro dhigaya xilli ciyaareedkan.

Hadaba shabakada Sports Mole ayaa soo saartay shaxda isku dhafka ah ee labada kooxood iyaga oo adeegsanaya kaliya xiddigaha taamka u ah kulanka

kooxda chelsea ayaa xiddigaha ugu badan ku leh shaxda iyaga oo ku leh 7 xiddig halka ay Tottenham kaliya 4 xiddig ku leedahay.

Combined XI: CHE vs. TOT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here