Shaxda Ay Real Madrid Kaga Hor Tagi Karto Atalanta, UEFA Super-Cup.

0
43

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kylian Mbappe ayaa caawa safanaya kulankiisii ​​ugu horeeyay ee Real Madrid koobka UEFA Super Cup habeenka Arbacada.

Kooxda ku guuleysatay Champions League ayaa la ciyaari doonta kooxda Atalanta oo ku guuleysatay Europa League xilli ciyaareedkii hore garoonka National Stadium ee magaalada Warsaw, Mbappe ayaana rajeynaya inuu ciyaaro daqiiqadihiisii ugu horeeyay ee Real Madrid kuna guulaysto koobkiisii ugu horeeyay.

Laacibka reer France ayaa la soo bandhigay bishii hore isagoo ah ciyaaryahan Madrid ah, laakiin weli ma uusan safan kulankiisii ​​ugu horeysay ee kooxda ka dib markii fasax la siiyay sabab la xidhiidhka tartankii Euro 2024.

Halkan Kaga Bogo Shaxda Real Madrid ku ciyaari karto Kulanka:

Courtois; Carvajal, Militao, Rudiger, Mendy; Valverde, Tchouameni, Bellingham; Rodrygo, Mbappe, Vinicius

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here