Shaxda Ay Liverpool Kaga Hor Tagi Karto Brentford.

0
115

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kooxda Liverpool aya isku diyaarinaysa kulanka adag ee ay la ciyaari doonaan Kooxda Brentford kana tirsan horyaalka premier League.

Liverpool ayaa doonaysa in ay ku soo laabato wadada guulaha kadib markii ayna wax guul ah gaadhin labadii kulan ee ugu dambeeyay.

Klopp ayaa la filayaa in uu shaxdiisa iyada oo xiddigo badan la filayo in ay ku soo bilowdaan shaxda.

xiddiga Van Dijk ayaa ku soo laabanaya shaxda kadib markii uu seegay kulankii ugu dambeeyay.

Halkan kaga bogo shaxda ay Reds ku soo gali karto kulanka:

Alisson; Alexander-Arnold, Konate, Van Dijk, Tsimikas; Gravenberch, Endo, Szoboszlai; Salah, Nunez, Jota

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here