Shaxda Ay Chelsea Kaga Hor Tagi Karto Leicester City.

0
314

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kooxda chelsea ayaa la ciyaari doonta kooxda Leicester City kulan ka dhici doona garoonka King Power kana tirsan toodbaadkii 12-aad ee horyaalka premier League.

Blues ayaa kulanka u soo galaysa in ay sii dheeraysato hogaanka horyaalka premier League siina wado guulaha isla markaas ka soo laabato bar-barihii kulankii ka horeeyay fasaxa xulalka.

Laakiin chelsea waxa ka maqnaan doona wali weeraryahankeeda Romelu Lukaku sida uu xaqiijiyay tababaraha kooxda ee Thomas Tuchel inkasta oo uu xiddigu ku soo laabtay tababarka.

Sidaas darteed Tuchel ayaa wali adeegsan doona xiddiga Kai Havertz kaas oo ka ciyaari doona weerarka beenta ah kulanka Leicester City si uu u sii buuxiyo booska Romelu

How Chelsea are expected to line up against Leicester on Saturday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here