Shaxda Ay Chelsea Iyo Liverpool Isaga Hor Iman Karaan Kulanka

0
19

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kooxaha Chelsea iyo Liverpool ayaa isaga hor iman doona kulanka adag ee premier League.

Blues iyo Reds ayaa ku jira qaab ciyaareed cajiib ah xilli ciyaareedkan.

Labada kooxood ayaa la filayaa in ay ku soo galaan shaxdooda ugu adag.

Goolhaye Alisson ayaa seegaya kulanka sabab la xidhiidha dhaawac soo gaadhay.

Dhinaca kale chelsea waxa la filayaa in ay haysato kooxdeeda oo dhamaystiran iyada oo aan xiddigo badan dhaawac uga maqnayn.

Shax ay labada kooxood isaga hor iman karaan labada kooxood:

Liverpool: Kelleher; Alexander-Arnold, Konate, Van Dijk, Robertson; Gravenberch, Mac Allister; Salah, Szoboszlai, Diaz; Jota.

Chelsea: Sanchez; Gusto, Tosin, Colwill, Veiga; Fernandez, Caicedo; Madueke, Palmer, Sancho; Jackson.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here