Shaxda Ay Borussia Dortmund & Bayern Munich Isaga Hor Iman Karaan Kulanka Adag Ee Caawa

0
422

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kooxaha Borussia Dortmund ee Bayern Munich ayaa caaw isaga hor iman doona kulan adag oo ka tirsan todobaadkii 28-aad ee horyaalka Bundesliga.

Labada kooxood oo isku baacsanaya hogaanka horyaalka ayaa isha ku haya in ay mid walba natiijo fiican kala baxdo kulanka caawa ee ka dhici doona Signal Idunapark.

Borussia oo garaacday Bayern Munich kulankii ugu dambeeyay ee ay garoonkeed ku marti xilli ciyaareedkii hore ayaa kulanka u soo galaysa in ay mar kale ku celiso arintaas.

Dhanka kale Bayern Munich oo kulankii wareega hore xasuuqday kooxda Borussia Dortmund ayaa doonaysa in ay talaabo kale u qaado difaacashada horyaalka Bundesliga xilli ciyaareedkan.

Hadab shaxda macquulka ah ee ay isaga hor iman karaan labada koox halkan kaga bogo:

Dortmund: Bürki – Piszczek (c), Hummels, Akanji – Hakimi, Can, Brandt, Guerreiro – Sancho, Haaland, Hazard

Bayern: Neuer (c) – Pavard, Boateng, Alaba, Davies – Kimmich, Goretzka – Gnabry, Müller, Coman – Lewandowski

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here