Shaxda Ay Arsenal Kaga Hor Tagi Karto Tottenham.

0
17

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kooxda Arsenal ayaa maanta la ciyaari doonta kooxda Tottenham kulan ka tirsan premier League.

Gunners ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay badiyaan kulanka si ay ugu soo laabtaan wadada guulaha kadib bar-barihii kulankii ugu dambeeyay.

Mikel Arteta ayaa la filayaa in uu waayo xiddiga Rice oo ganaax ku maqan halka uu sidoo kale waayi doono xiddiga Odegaard kaas oo dhaawac ku maqan.

Xiddigaha Partey iyo Jorginho ayaa la filayaa in ay ku bilowdaan booska xiddigaha ka maqnaan doona kulanka.

Halkan Kaga Bogo shaxda ay Arsenal kaga hor tagi karto Tottenham.

Raya; White, Saliba, Gabriel, Timber; Havertz, Partey, Jorginho; Saka, Jesus, Martinelli

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here