Shax Wareer Ah Oo Laga Sameeyay Xiddigaha Xorta Ah Oo La Soo Saaray.

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kooxaha ayaa qiimaynaya dookhyadooda suuqa kala iibsiga January iyada oo suuqu si Rasmi ah u furmay.

Laakiin sidoo kale waxa jira xiddigo heshiiskoodu dhici doono xagaaga dambe ayaa si xor ah isla maanta ugu biiri kara kooxo kale.

Shax laga sameeyay xiddigaha xorta ah ayaa la soo saaray waana xiddigo ku tartami kara tartamada waaweyn ee yurub.

Kooxaha sida Man United, chelsea, Arsenal iyo Liverpool ayay xiddigo uga tagayaan qaab xor ah.

Isku darkooda shaxda xiddigaha laga sameeyay ayaa ku guulaystay 129 koob.

Goolka waxa ku jira Goolhayaha Newcastle ee Loris Karius.

Xiddigaha Man United iyo chelsea ee SIlva iyo Varan halka ay xiddigaha Liverpool iyo Arsenal ee Thiago, Jorginho iyo Elneny.

Halkan kaga bogo shaxda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here