Shax Laga Sameeyay Saxiixyadii Ugu Fiicnaa Suuqii Xagaaga Oo La Soo Saaray.

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shabakada Score 90 ayaa soo saartay shax laga sameeyay saxiixyadii ugu fiicnaa suuqii xagaaga.

Xilli ciyaareedka ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo ay kooxo badan soo bandhigeen qaab ciyaareed cajiib ah.

Score 90 ayaa qiimaysay saxiixyadii cusbaa ee kooxaha cusub ku biiray suuqii xagaaga.

Kooxda Tottenham ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh xiddigaha Maddison iyo Van de Ven.

Kooxaha Real Madrid iyo Barcelona ayaa sidoo kale shaxda ku leh min hal xiddig halka ay Man City sidoo kale ku leedahay hal xiddig.

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here