Shaqo la’aan soo food saartay Dhalinyarada ku shaqeysata gaari gacanka ee magaalada kismaayo.

0
147

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhalinyarada ku shaqeysata gaari gacanka ee magaalada kismaayo ayaa ka cabanaayo shaqo la’aan soo food saartay.

Shaqo la’aantan ayaa ka dambeysay kadib markii hoos loo dhigay qiimihii lagu raaci jiray baabuurta yaryar ee ka dhax shaqeeya gudaha Magaalada Kismaayo ee loo yaqaano tagaasida kuwaasoo inta badan qaada dadka iyo adeegyada ay uga baahan yihiin Magaalada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here