Shaqaalaha Wasaarada Maaliyada Soomaaliland Oo la barayo Anshaxa Xeerka Shaqada

0
18

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan ayaa lagu baranaayey Anshaxa iyo Xeerka Shaqaalaha Wasaarada Maaliyada Soomaaliland, si ay u noqdaan kuwa marwalba ilaaliya Xeerarka shaqada uu muhiim u ah Adeega dadweynaha, waxaana ka faaideysan doona Dhamaan Shaqaalaha Wasaarada.

Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha Ee Wasaarada Maaliyada Soomaaliland Mahamed Ahmed ayaa Furitaanka Tababarka ka hadlay ayuu ku faah faahiyey muhiimada Shaqaalaha loo barayo Xeerka Anshaxa Shaqada.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here