Shaqaalaha Wasaarada Deegaanka KG Oo loo Tababarey sida Loo Adeegsado Dayaaradaha Abuurka Miraha dhirta

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada KGS Diini Abdinur Mohamed ayaa Tababar u soo xiray qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda oo muddo saddex maalmood ah tababar u socday.

Tababarkaas waxaa bixiyay Khubaro ka socotay Hay’adda UNSOS waxaana lagu baranayey sida Loo isticmaalo Dayaaradaha Daroonka iyagoo loo adeegsanayo in lagu abuuro miraha dhirta, meelaha dhirta ay ku yar tahay si looga hortago Nabaad guurka dhirta iyo Deegaanka.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here