Shaqaalaha Waaxda Maaliyadda Degmada Buurdhuubo Oo Loo Qabtay Tababar Lagu Barayo dakhli Aruurinta.

0
31

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababar ku saabsan Hanaanka dakhli Uruurinta iyo Maareeyntiisa ayaa Waxaa degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo loogu qabtay Xubnaha Waaxda Maamulka Iyo Maaliyadda degmada.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here