Shaqaalaha Waaxda Gurmadka Deg-dega Dowladda Hoose Xamar Oo La Abaal mariyay.

0
44

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxmed Jimcaale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu abaal marinayay qaar ka mid ah shaqaaha Waaxda Gurmadka Deg-dega (Dab-damiska) Dowladda Hoose ee Xamar.

Howlwadeenada Dab-damiska Dowladda Hoose ee Xamar ayaa looga mahadceliyey sida naf hurnimada leh oo ay naftooda ugu hureen bad-baadinta Nafta iyo Maalka Muwaadinka Soomaaliyeed.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here