Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Si kor loogu aqoodo Aqoonta Shaqaalaha Waaxda Canshuuraha Ee Degmada Berbera islamarkaana u ilaaliyaan Bulshada ay uga adeegayaan gaar ahaan Macaamiisha Canshuurta bixisa kadib markii Ganacsatada ay soo gudbiyeen Cabasho ku aadan habka loogu adeego
Furitaanka Tababarkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Maamulka Gobolka Saaxil iyo kan Degmada Berbera iyagoo dhiiri geliyay in la xoojiyo kor u qaadista aqoonta Shaqaalaha Caanshuurta aruuriya kuwaas oo muhiim u ah kobaca dhaqaalaha deegaanka
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi