Shaqaalaha Shirkadaha Biyaha Baydhabo Oo Tababar loo qabtay.

0
68

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan ayaa loo qabatay qaar ka mid ah shaqaalaha Shirkadaha biyaha Caafi iyo Warjinaay oo ka shaqeeya Magaalada Baydhabo,waxaana la baraayay Sida Bulshada xaafadaha ku nool Magaalada ay u heli lahaayeen biyo nadiif ah maadaama xilliyada roobabka lagu gudi jaro Biyaha noqon karaan kuwa wasaq ka dhasha taasna sababi karta in ay cuduro dilaacaan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here