Shaqaalaha machadka caafimaadka Qaranka oo tababar ku saabsan ka hortagga cudurada faafa loogu soo gebagabeeyay Muqdisho.

0
235

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Tababar muda shan maalin ah uga socodey magalada muqdisho Shaqaalo ka kala socodey Machadka Caafimaadka Qaranka iyop Sidoo Kale wasarada caafimaadka xeer fadaraal iyo xeer maamul Goboleed Iyo maamulka gobolka banaadir oo ahaa mid lagu Baranaayey Cudurada faafa ayaa lagu soo geb gebeeyey magalada Muqdisho ee Caasimada dalka soomaliya.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here