Shaqaalaha Isbitaalada Muqdisho Oo la barayo Sameynta Xog Uruurin Caafimaad.

0
15

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababar kor loogu qaadaya Aqoonta Dhakaatiirta oo la xiriira Howlwadeenada Caafimaadka ee Isbitaalada Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtey Gobolka Banaadir.

Agaasimaha Guud ee Agaasinka Cafimaadka Gobolka Banaadir Dr Cabdiraxmaan Axmed Maxmuud ayaa Tababarkan u Furay shaqaalaha Cafimaadka ee 12-Isbitaal oo Muqdisho ka howlgala.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here