Shaqaalaha Doorashooyinka Puntland Oo tababar uga furmay Degmada Dhahar

0
125

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan ayaa waxaa tababar uga furmay Gudiga doorashooyinka Puntland taasi oo lagu wado in ay dhacdo 25 Bishaan May.Shaqaalaha ayaa ka shaqeyn doonaa goorashada golaha degaanka ee Degmada Dhahar.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here