Shaqaalaha Dawladda Hoose Hargaysa Oo la barayo dabagalka Arrimaha Deegaanka.

0
129

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Soomaalinad ayaa tababar socon doono mudo labo maalin ah ugu furay qaar ka mid ah shaqaalaha Dawladda Hoose ee Caasimada Hargaysa Tababarkaasi oo lagu baran doono heerka iyo siyaasadda deegaanka.

Ugu horeyn waxaa halkaasi ka hadlay Ayaanle Shucayb oo ah xiriiriyaha mashruucan oo ka hadlay hadafka laga leeyahay tababarkan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here