Shacabka Xaafadda Calanley Kismaayo oo olole nadaafadeed ka sameeyey Xeebta Calanley.

0
144

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dowladda hoose degmada Kismaayo oo kaashanayso shacabka magaalada ayaa olole nadafadeed ka sameysay xeebta caanaley iyo wadooyinka qaar ee xaafadda caanaleyda ee degmada Kismaayo.

Ololahaan nadafadeed oo kor loogu qadaayay nadaafadda iyo bilicda magaalada ayaa waxaa si iskooda ah isu xilqaamay shacabka xaafadda caanaley, waxaana ka qeyb qaatay mas’uulin ka tirsan dowladda hoose degmada Kismaayo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here