Shacabka Xaafada Salaamey Oo u istaagey inay si isxilqaan ah Ku Dhistaan Wadooyinka Halbowlaha u ah Xaafadaasi

0
226

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maamulka Xaafada Salaamey ee Magaalada Baydhabo ayaa waxey Wadaan ololo balaaran oo ku aadan sidii loo dayac tiri lahaa Wadooyinka dhax mara Xaafada Salaamey ee Magaalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay.

Waxaa sidoo kale Maamulka Xaafadaasi uu Wadaa howlo bur burin ah oo lagu bur burinaayo guriyahay sida sharci darada ah u soo galey Wadooyinka.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here