Shacabka Tuulooyinka Sabca Jasiira iyo Fiidoow Oo dalbadey helida Adeegyada Arrimaha Bulshada.

0
144

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shacabka ku dhaqan tuulooyinka Sabca Jasiira iyo Fiidoow Oo yimaada Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa soo wajahaday xaalad Adag dhanka Nolosha ah kadib markii ay waayeen Adeegyada Aas aasiga ah Sida Caafimaadka Waxbarashada Biyaha Cunada kadib markii ay ku soo noq noqdeen Colaado iyo Fatahaado saameeyey taasi oo Sababtey in Shacabku dareemaan Culeysyo xaga Nolosha ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here